Test Your Knowledge of Islamic History

An informative and visually engaging image of Islamic historical landmarks and symbols, depicting key figures and events in Islamic history.

Test Your Knowledge of Islamic History

Welcome to our Islamic History Quiz! Test your knowledge about key figures, events, and teachings that have shaped the Islamic tradition. This quiz contains 23 engaging multiple-choice questions, designed for anyone interested in learning more about Islam and its pivotal moments.

Features:

  • 23 thought-provoking questions
  • Score points for each correct answer
  • Learn about important historical figures and events
23 Questions6 MinutesCreated by ExploringFaith101
1)Waa kuma gaalka dilay saxaabiga jaliilka ah ee Cumar Bin al-khadaab
Museylama bin alkadaab
Abuu lu lu almanjuus
Surwaan bin mucaawiya
Abuu cali bin mansuur
2)Waa tuma haweeneyda uu rappi u waxyooday?
Khadiiha bintu khuweylid
Maryama bintu cimraan
Aasiya bintu musaaxim
Faaduma bintu muxamad
3)Sheeg magaca hooyada dhashay saxaabiga cali bin abii daalib
Amu cali
Faaduma bintu rabiica
Meymuuna bintu zubeyr
Faaduma bintu asad
4)Qur'aanka kariimka imisa aayadood ayuu ka kooban yahay
6646 aayadood
6666 aayadood
6236 aayadood
6656 aayadood
5)Sheeg magaca malaga haayo furaha jaradda
Ridwaan
Jibriil
Cazra'iil
Israafiil
6)Sheeg suurada lagu magacaabo caruusul qur'aan ama arooska quraanka
Surah yasin
Surah faatixa
Suraha al-rahman
Surah ikhlaas
7)Sheeg magaca qaryada eey daganaayeen qowmu luud
Saduum
Minsaar
Macduum
Cijn
8)Xajul al-asqar maxaa laga wadaa
Salaada ciida
Sunada salaada subax kahor
Cumro
Salaada habeenka leylatu qadriga ladukado
9)Meeqo sajda ayaa quraanka kujirto
15 sajda
14 sajda
16 sajda
27 sajda
10)Sheeg saxaabiga lagu magacaabo sayid al-quraan
Cumar bin caas
Cabdulahi bin cumar
Abuya bin kacab
Abuu cubeyda caamir bin jaraax
11)Sheeg suurad eeysan kujirin xarafka Miim
Cabasa
Al-fajri
Ikhlaas
Kowthar
12)Suuradii ugu horeyse ee kusoo dagta magaaladda makka
Calaq
Tiin
Duxa
Nasri
13)Suuradaha kabilowdo 3 xaraf waa ima suuradood
11 suurad
13 suurad
15 suurad
9 duurad
14)Sheeg suurad ku bilaabata ereyga (سورة)
Surah al caadiyat
Surah al nuur
Suurah al kaafiruun
Suratul cabada
15)Sheeg suurada lagu magacaabo suratul munaafiqiin
Surah al munaafiquun
Surah al mumtaxin
Surah al towba
Surah al baqara
16)Imisa sano ayeey ku geeriyootay saxaabiyadda xafsa bintu cumar
96 sano
97 sano
67 sano
69 sano
17)Sheeg qabiilka uu kasoo jeedo saxaabiha cumar binul khadaab
Banu nadiir
Banuu cadi
Banu mudar
Banu qeynuu qaac
Imisa sano ayuu ku geeriyooday
nabi Muaxamad (صلى الله عليه وسلم)
46 sano
63 sano
67 sano
65 sano
19)Sheeg qofkii ugu horeeye ee islaamka xabsi udhisa
Abuu bakar bin al-sidiiiq
Cali bin abiidaalib
Cumar binul khadaab
Cusmaan bin cafaan
20)Saxiibigii ugu dambeeye ee geeriday
Mucaad bin jabal
Anas bin maalik
Cusmaan cafaan
Xakiim bin xizaam
{"name":"Test Your Knowledge of Islamic History", "url":"https://www.quiz-maker.com/QPREVIEW","txt":"Welcome to our Islamic History Quiz! Test your knowledge about key figures, events, and teachings that have shaped the Islamic tradition. This quiz contains 23 engaging multiple-choice questions, designed for anyone interested in learning more about Islam and its pivotal moments.Features:23 thought-provoking questionsScore points for each correct answerLearn about important historical figures and events","img":"https:/images/course5.png"}
Powered by: Quiz Maker