AQOONTAADA DIINIYEED KORDHI

An illustration depicting key figures and symbols in Islamic culture, including the Quran, a mosque, and images representing the Prophets in a harmonious setting.

Quraanka & Diinta Islama

Kani waa su'aalo xiiso leh oo ku saabsan diinta Islaamka iyo Quraanka. Ku tijaabi aqoontaada diiniyeed adigoo ka jawaabaya su'aalahan kala duwan.

La soco su'aalaha soo socda:

  • Rasuulka ugu horeeya ee loo soo diray
  • Ayaadka ugu dheer Quraanka
  • Nabi Yusuuf iyo muddada uu xirnaa
12 Questions3 MinutesCreated by LearningFaith392
RASUULKII UGU HOREEYEY EE UMADA LOO SOO DIRAA WAA
NABI MOHAMED
NABI CIISE
NABI ADAM
NABI NUUX
AAYADA UGU DHEER QURAANKA WAXAY KU JIRTAA SURADA
FATAX
MAA'IIDA
BA'QARA
ISRAA
NABI MOHAMAD NNKHA XAASKII UU ILAAHAY KU MAHRIYEY WAXAY AHAYD
AISHA
HAFSA
SAFIA
KHADIIJA
ARKAANT ISLAAMKA WAXAA WAAYE
10
7
5
6
SUURADA U DHIGANTA 3 MEELOOD MEEL QURAANKA WAA
BA'QARA
KAAFI
IQLAAS
KAAFIRUUN
SANDKII NABI MOHAMED NNKHA UU HIJROODAY WAA
622 SANADKA ISLAMKA
1023 SANADKA ISLAMKA
50 SANADKA ISLAMKA
10 SANADKA ISLAMKA
NABI YUSUF WAXAA UU XIRNAA MUDA DHAN
10 SANO
7 SANO
5 SANO
15 SANO
ARKAANTA IIMAANKA WAA
10
5
3
6
HABEENKA LAGU SHEEGAY QURAANKA IN UU KA KHEYR BADAN YAHAY 1000 BILOOD WAA
SALAATUL LEYL
LEYLUTAL KHADAR
DIL HAJI
CASHUURAA
ASXAABTII LOOGU BISHAAREEYEY JANADA AYAGOO NOOL TIRADOODA WAXAY AHAAYEEN
5
8
6
10
{"name":"AQOONTAADA DIINIYEED KORDHI", "url":"https://www.quiz-maker.com/QPREVIEW","txt":"Kani waa su'aalo xiiso leh oo ku saabsan diinta Islaamka iyo Quraanka. Ku tijaabi aqoontaada diiniyeed adigoo ka jawaabaya su'aalahan kala duwan.La soco su'aalaha soo socda:Rasuulka ugu horeeya ee loo soo dirayAyaadka ugu dheer QuraankaNabi Yusuuf iyo muddada uu xirnaa","img":"https:/images/course8.png"}
Powered by: Quiz Maker