SU'AALO AQOON GUUD AH TIJAABI NASIIBKAAGA

Create an engaging and colorful illustration of a diverse group of people participating in a quiz, with a backdrop of books, a globe, and various question marks to represent knowledge and learning.

General Knowledge Quiz

Test your knowledge with our engaging General Knowledge Quiz! This quiz covers a wide range of topics, from religious knowledge to world geography. Each question is designed to challenge your understanding and enhance your learning.

Take a moment to evaluate your awareness of various subjects and discover interesting facts along the way. Enjoy the experience while you:

  • Explore new knowledge.
  • Challenge your existing knowledge.
  • Share your results with friends.
20 Questions5 MinutesCreated by CuriousOwl543
Immisa Kalimo ayaa ku jirta Qur'aanka?
A> 78439 kalimo
B> 75439 kalimo
C> 77439 kalimo
D> 77539 kalimo
Sheeg caamisamada ugu duqsan aduunka?
A> Damascus
B> Jakarta
C> Tiripoli
D> New Delhi
Sheeg dowlada ugu soo saarista badan loska?
A> waa USA
B> waa China
C> waa india
D> waa kenya
Sheeg tirade xadiithyada Saxiixul Muslimka Ah?
A> 8367 xadiith
B> 7275 xadiith
C> 3429 xadiith
D> 7829 xadiith
Waa imisa nisaabka ariya?
A> 60 ri
B> 35 ri
C> 20 ri
D> 40 ri
Sheeg nabiga loo diray reer maryan?
A> nabi shuceyb
B> nabi zakariye
C> nabi ayuub
D> nabi haaruun
Sheet labo tiro oo ay wadartoodu tahay 1001, kala goyntooduna tahay 101?
A> 367 iyo 489
B> 551 iyo 450
C> 479 iyo 689
D> 672 iyo 234
Sheeg sanadkii uu dhashay Aadan abdulle osman?
A>1909 kii
B>1919 kii
C>1914 kii
D>1916 kii
Maxaa loo yaqaan Geedka laga gurto miraha yicibta / jicibta?
A> waa xud
B> waa Gud
C> waa Yud
D> waa mareer
Sheeg suurada hal mar soo wada degtay iyadoo dhameestiran?
A> Ancaam
B> Daha
C> Maryama
D> israa
Halkuu ku yaalaa garoonka mileteri ee ugu weyn Somalia?
A> Berbera
B> muqdisho
C> kismaayo
D> Boosaaso
Sheeg tirada suuradaha ku soo degay makkah?
A>30 suurad
B>86 suurad
C>44 suurad
D>midna
Sheeg dalalka carabta madax weynihii ugu mudada dheeraa taariiqda shaw?
A> Boqor maxamed binu dalaal
B> Boqor Huseen binu dalaal
C> Boqor xeyla siilaasi
D> Boqor suleyman
Sheeg wadanka loo yaqaano xeebta dahabiga ah?
A> waa algeria
B> waa chana
C> waa somalia
D> waa negeria
Sheeg saxaabigii hogaaminaayey dagaalkii yarmug?
A>Khaalid binu waliid
B>zumbeer binu cawaan
C>Muscab binu cumer
D>Dalxa binu cubeyd
Sheeg ninkii nabiga ahaa boqorkana ahaa?
A>Aadan
B>Ismaaciil
C>Yuunis
D>Suleymaan
Goormuu Ayuu soo islaamay jubayr ibnu mudcin ?
A>Duulaankii Khaybar
B>Duulaankii Yarmuuk
C>Duulaankii Axzaab
D>Duulaankii Tabuuk
Sheeg nabi ismacil (cs) hooyadiis magaceeda ?
A> Khadiija
B> Safiya
C> Xaliimo
D> Haajara
Waa imisa culeyska Miskaxda maroodiga?
A> waa 6.1kg
B> waa 9.9kg
C> waa 7.5kg
D> waa 5.7kg
Sheeg tirada xadiithyada Saxiixul buqaariya ah?
A>2737 xadiith
B>4163 xadiith
C>7392 xadiith
D>7397 xadiith
{"name":"SU'AALO AQOON GUUD AH TIJAABI NASIIBKAAGA", "url":"https://www.quiz-maker.com/QPREVIEW","txt":"Test your knowledge with our engaging General Knowledge Quiz! This quiz covers a wide range of topics, from religious knowledge to world geography. Each question is designed to challenge your understanding and enhance your learning.Take a moment to evaluate your awareness of various subjects and discover interesting facts along the way. Enjoy the experience while you:Explore new knowledge.Challenge your existing knowledge.Share your results with friends.","img":"https:/images/course4.png"}
Powered by: Quiz Maker